Diabetes UK
Helitaanka daryeel habbooni wuxuu lagama maarmaan u yahay caafimaadka guud ee dadka qaba xanuunka macaanka. Waxa jira heer aanu ka hoosayn karin daryeelka caafimaad ee uu mudan yahay isla markaana filan karo qof kastoo qaba xanuunka macaanku. Waa kuw...
Somali - Online Resource
FINANKA
Acne
British Association of Dermatologists
Waxaa buugyarahan loo qoray si lagaaga caawiyo in aad wax dheeraad ah ka fahanto finanka. Waxuu kuu sheegayaa waxa ay yihiin, waxa keena, waxa laga qaban karo iyo halka aad ka heli karto war dheeraad ah oo ku saabsan.
Somali - Booklet / Leaflet
British Association of Dermatologists
Waxaa buugyarahan loo qoray si lagaaga caawiyo in aad wax dheeraad ah ka fahanto cambaarta hidde ah. Waxaa laguugu sheegayaa waxa ay tahay, waxa keena, sida loo daawayn karo, iyo halka aad ka heli karto war dheeraad ah oo ku saabsan.
Somali - Booklet / Leaflet
NAM - Aidsmap
Daawada HIVgu waxay kaa caawinaysaa in uu yaraado xada cudurka ah ee jidhkaaga ku jira. Dhamaan maandooriyayaasha ka hortaga HIVga waxay isku dayaan inay ka hortagaan ugudbida uu HIVgu u gudbiyo unugyo cusub, laakiin qaybo kala duwan oo maandooriyyaa...
Somali - Online Resource
NAM - Aidsmap
Sidoo kale in la kaantaroolo ama halkiisa lagu hayo cudur dhaliyaha sameeya jidhka qofka bini, aadamka ah waxay sababtaa in maandooriyayaasha in ay saameyn ku yeeshaan jidhkaaga siyaabo kala duwan. Wax kastoo saayida ama saameyn aan la rabin ayaa loo...
Somali - Online Resource
Department of Health and Social Care
Buug-yarahaan wuxuu sharraxayaa sida aad gacan uga geysan karto badbaadinta naftaada iyo carruurtaada ee ifilada xilliga qaboobaha ee soo socda, iyo sababta ay aad muhiim ugu tahay in dadka halista ugu jira ifilada ay u helaan tallaalkooda bilaashka ...
Somali - Booklet / Leaflet
Royal College of General Practitioners
This leaflet, produced by the Department of Health, explains the need to get the right treatment for common illnesses such as colds and coughs without encouraging antibiotic resistance. It is available in different languages and is suitable for distr...
Somali - Online Resource
Department of Health and Social Care
Haddii Ingiriisigu uusan ahayn luqaddaada hooyo oo aad
u baahan tahay in aad hesho talobixin ku saabsan sida
gargaar looga helo kharashka:...
Somali - Booklet / Leaflet
NHS Evidence (formerly National Library for Health)
This sixteen minute film on how to use the NHS gives simple messages about registering with a GP, making an appointment, asking for an interpreter, confidentiality, the referral system etc. It is acted in English with voices over in other languages
Somali - Video
METHOTREXATE
Methotrexate
British Association of Dermatologists
Waxaa buugyarahan loo qoray si lagaaga caawiyo in aad wax dheeraad ah ka fahanto daawada methotrexate. Waxaa laguugu sheegaya waxa ay tahay, sida ay wax u tarto, sida loogu daaweeyo xaaladaha cudur ee haragga, iyo halka aad ka heli karto warbixin dhe...
Somali - Booklet / Leaflet
NHS England
You have taken an important first step and found out you are at high risk of Type 2 diabetes. The NHS Diabetes Prevention Programme will help you take control of your health, supporting you to make changes to your diet, weight and the amount of exerc...
Somali - Online Resource
PSORIASIS – GUUDMAR
Psoriasis - An Overview
British Association of Dermatologists
Ururka Xirfadleyaasha haragga ee Ingiriiska ayaa ku deeqaya saddex buugyare oo warbixin u ah bukaanleyda oo ku saabsan cudurka haragga ee meelo jirka ka mid ah oo qolof yeesha ee la yiraahdo psoriasis. Buugyarahani waxaa loo qoray si uu kuugu guudmar...
Somali - Booklet / Leaflet
ISNADAAMIS
Scabies
British Association of Dermatologists
Buugyarahan waxaa loo qoray si uu kaaga caawiyo in aad wax dheeraad ah ka fahanto cudurka isnadaamiska (scabies). Waxaa laguugu sheegi doonaa waxa uu yahay, waxa keena, waxa laga qaban karo, iyo halka aad ka heli karto war dheeraad ah oo ku saabsan.
Somali - Booklet / Leaflet
Shisoofrani
Schizophrenia
Royal College of Psychiatrists (The)
Caafimaadka maskaxda: miyaa ay ku saameysay dhaqaale xumadu? Waanu soo dhaweynaynaa aragtidaada
Somali - Online Resource
Public Health England
Online resources explaining the screening tests offered during and after pregnancy.
Somali - Online Resource
Buuga Badbaadayaasha
The Survivor’s Handbook
Women's aid
Haddii aad tahay qof dumar ah oo ku nool UK oo dhibaatooyin qoysk la kulmeen, waxaa ku caawinkara buuga dadka ka soo badbaaday dhibaatooyinka qoyska oo la yidhaahdo !Buuga Badbaadayaasha’ (Survivor’s Handbook).
Somali - Online Resource
British Association of Dermatologists
Waxaa buugyarahan loo qoray si lagaaga caawiyo in aad wax dheeraad ah ka fahanto cudurka urtikaria ee firiirica cuncunka leh iyo cudurka anjioedema ee firiirica cuncun dheeraad ah leh. Waxaa laguugu sheegayaa waxa ay yihiin, waxa keena, waxa aad ka q...
Somali - Booklet / Leaflet